Deg Deg Daawo :-Gabadhii La Sheegay Inay Fulisay Qaraxii Gobolka Banaadir iyo Wareysi ay Hore u Bixisay

Muqdisho(GNN)Basiira Cabdi Axmed waa gabadha ku qaraxday xarunta maamulka gobolka Bandir.Basiira ayaa waraysi ay horay u bixisay kadib markii ay shaqada ka heshay gobolka Banaadir, aad uga hadlaysa baahiyaheega iyo sida uu u gacan qabtay Eng Yiriisow oo dhaawacii ka soo gaadhay qaraxeega hadda looga dawaynaayo dalka Qatar.

Ilaa hadda lama oga xaqiiqda in iyadu masuul ka ahayd qaraxa, oo adeegayaasheedu sifo khaldan u isticmaaleen iyo in ay iyadu masuul ka ahayd oo ay kaalmo ka heshay adeegayaasheeda.

Basiira waa qofka kaliya ee aan la baari jirin marka ay galayso xarunta maamulka gobolka Banaadir iyadda oo ka gali jirtay irid gaar ah.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET

 

Exit mobile version