Deg Deg Daawo :-Maxkamada Oo Xukuntey Saxafi Cabdi Maalik Coldoon + Abwaano Iyo Qareeno Ka Hadley

Hargeysa (GNN):- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka saddex sanno iyo lix bilood oo xadhig ah ay ku xukuntey saxafi Coldoon . Xadhigan ayaa waxaa si adag u canbaareyey Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA , Qareenadii u doodaayey iyo Abwaano reer Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/q9BRLJUF71o

 

GABILEY.NET