Deg Deg: Daawo Sawirrada, Ciidankii Qaranka Somaliland Ee Deganaa Ceerigaabo Oo Gaadhay Goobta Dirirtu Ku Dhexmartay Labada Beelood.

Sanaag(GNN):-Guutooyin ka Tirsan Ciidamada Qaranka jsl ayaa maanta galabtii ka ambo baxay gudaha magaalada ceerigaabo halkaasi oo uga jahaysteen deegaanka ceel afweyn oo dirir soo noqnoqtay ku dhexmaraysay laba beelood oo wada deegaanka.

Waxaana la aaaminsan yahay in Qorshaha ciidamda Kasoo baxay magaalada Ceerigaabo ay Amaro Culus ka helayaan Taliska Ciidamda Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, iyadoo maanta inta la ogyahay madaxweynuhu isugu Yeedhay dhamaan Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee somaliland kalana hadlay Arrinta ceelafweyn sidii looga hawl gali lahaa.

 

Image may contain: outdoorImage may contain: outdoorNo photo description available.Image may contain: outdoorImage may contain: outdoor

error: Content is protected !!