Hargeysa ( GNN):- Gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii kadib markii uu xidhnaa muddo laba bilood ka badan Gudoomiyaha ayaa ku soo baxay kadib markii loo iibiyey 6 bilood oo xadhiga ah oo dhawaan lagu xukumay , waxaana uu ka Hadley markii uu soo baxay xadhigiisa
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/D4Xk4eeVUG8
GABILEY.NET