Deg Deg :- Gudoomiye Maxamed Sadiiq Oo La Sii Daayey Kana Hadley Xadhiiga + [ Muuqaal ]

Hargeysa  ( GNN):- Gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed  Sadiiq Dhamme ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii kadib markii uu xidhnaa muddo laba bilood ka badan Gudoomiyaha ayaa ku soo baxay kadib markii  loo iibiyey 6 bilood oo xadhiga ah oo dhawaan lagu xukumay , waxaana uu ka Hadley markii uu soo baxay xadhigiisa

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/D4Xk4eeVUG8

GABILEY.NET