Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha Somaliland ayaa goor dhaweyd sameeyey xil ka qaadis iyo magaasbis waxaana uu madaxweyne biixi magacaabey
1 Axmed Xussen Nuur Axmed Taajir ( Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada
2 Axmed Yuusuf Maxamed ( Maareeyaha Haay’adda Wadooyinka )
3 Cabdishakuur Ismaciil Muumin Aar (Agaasimaha Fulinta Kominshanka Aids-ka ee Somaliland )
4 Maxamuud Ismaciil Cilmi ( Agaasimaha Guud Ee Haaya’dda Duulista Iyo Madaarada )
5 Xamse Suldan Aadan Faarax ( Agaasimaha Guud ee Haaya’dda Shaqaalaha Dawlada )
6 Cawaale Faarax Cilmi ( Badhasaab ku xigeenka Gobalka Awdal )
7 Diiriye Cabdi Jaamac ( Xubin ka tirsan Gudidda qandaraas-yada Qaranka )
8 Sahra Maxamed Xussen ( Agaasimaha Daaweynta Iyo Daryeelka ee Kominshanka Xakameynta Aidsk-ka )
Sidoo kale Madaxweyne Biixi Ayaa Xilka Ka Qaadey
- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada
- Agaasimaha Fulinta Ee Kominshanka Aids-ka
- Maareyaha Haaya’dda Wadooyinka
- Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Awdal
- Agaasimaha Daawenta Iyo Daryeelka Aids-ka
Dhinaca Kale ayaa cafiyey qaar ka mid ah maxaabiistii budhcad badeeda u xidhmneyd ee laga soo wareejiyey dalka Siishalis
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET