Madaxweynihii dalka Tunisia Beji Caid Essebsi ayaa ku geeriyooday iyada oo da,diisu ahayd 92
madaxweynaha geeriyooday ayaa Arbacadii la geeyey Isbitaal, ka dib markii uu xanuunsaday balse saraakiisha dalkaas ayaan ka hadal nooca uu ahaa xanuunkiisu.
Essebsi ayaa waxaa uu ku guuleystay doorashadii ka dhacay Tunisia kaddib kacdoonadii ka dhacay dalalka carabta.
Beji Caid Essebsi ayaa ahaa madaxweynaha ugu da’da weyn dunida.
GABILEY.NET