Deg-Deg-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jsl Oo Gaashaanka U Daruuray Hadalo Deelqaafa oo Ka Sooyeedhay Raysal Wasare Ku Xigeenka Maamulka Somalia.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta jsl mudane Maxamed Muuse diiriye oo maanta galinkii danbe warbaahinta kula hadlay gudaha caasimadaha hargeisa ayaa si kulul uga jawaabay hadddalo deel qaaf ah oo raysal wasaare ku xigeenka maamulka fadhiidka ah ee muqdisho kasoo yeedhay waxaanu wasiirku ku dheeraaday haddalada male awaalka ah ee kasoo burqanaya maamulka somalia iyo inta u shaqo tagtay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warka Wasiirka.

Exit mobile version