Golaha Guurtida Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbiyey Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Iyo Sababta + [ Muuqaal ]

Hargeysa(GNN)Golaha guurtida Somaliland ayaa dacwad ka dhan ah shir gudoonka golaha wakiilada u gudbiyey maxkamadda dasturiga ah Golaha ayaa ka cabanaya in xeerar la gudbiyay oo uu madaxweynuhuna saxiixay, iyadoo aan la marsiin nidaamkii sharciga ahaa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/y2rgNf39NYg

GABILEY.NET