Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayey ee safarka ugu maqnaa dalka Gini ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey isla markaana si balaadhan Hargeysa loogu soo dhaweeyey
Madaxweyne Biixi ayaa safarkaasi faah faahin dheeraad ah ka bixiyey isla markaana waxaa uu si kulul uga jawaabey hadal ka soo yeedhay dawlada Somaliya oo ay xidhiidhka ugu jartay dalka Gini , waxaana uu hadalka Madaxweyne Farmaajo ku sifeeyey in aaney Somaliland uga duwaneen dameer ciyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/KSLy5Mc5Y8s
GABILEY.NET