Ogaysiis Tacsi Tiiraanyo Leh.

Maxamed Xaaji Mahdi aw Yusuf iyo Cabdillahi Xaaji Mahdi Aw Yusuf , waxay dadweynaha ogaysiinayaan inay Geeriyootay Hooyadood Marxuumad Faadumo Mooge Xirsi , kuna geeriyootay Nairobi Kenya Lagana soo qaadi doono Bari oo Salaasa ah 4:30 Galabnimo iyada oo lagu aaso doono Xabaalaha BAQIIC ee Magaalada HARGEISA.

Alle haw naxariisto marxuumad Faadumo Mooge Xirsi Qabrigana ha u waasiciyo.

AAAMIN AAAMIN AAAMIN