Hargeisa(GNN):-prof Ibraahim Maxamed Shide Oo kamida aqoonyahanka reer somaliland, ayaa ku taageeray Dadaalka ay Waftiga uu hogaaminayo madaxweynaha jsl ku tageen dalka GIni waxaanu aqoonyahanku sidoo kale soo bandhigay arrimo xasaasiya oo ka qarsoonaa umada soomaaliyeed.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.