Hargeisa(GNN):-Shirkada ugu weyn Caymiska Somaliland ee Takaful Insurance oo Adeegyada Kala duwan ee dhinacyada Caafimaad, Gaadiidka, Guryaha iyo adeegyo kala u qabata bulshada ayaa Munaasibada furitaanka shirkada cusub ee dalka keenaysa Baabuurta Hyunda ee ay Maalgalisay Shirkada Dahabshiil group ay kala qayb qaadan doonaan ka gacan siinta dhinaca Caymiska gaadiidka oo kamida adeegyada ay Shirkadan Takaful Bulshada u Qabato.
Halkan Ka Daawo Masuul u Hadlay Shirkada Takaful Insurance Oo Ka Waramaya Arrintaasi.