Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Tagay Dalka Ingiriiska Ayaa La Kulmay Baarlamaanka Gobolka Wallis ee Uk

London(GNN):-Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Mudane DR-Cabdiwali Sh Suufi Jibriil oo Safar shaqo oo Qaadan doona maalmo ku tagay dalka Ingiriiska, Ayaa Maanta kulamo Balaadhan la qaatay madax kala duwan oo ka tirsan baarlamaanka Wallis Uk.

Halkan Ka Daawo Faahfaahinta Warkan Oo Muuqaal Ah.