Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland oo Safar Shaqo kagaga Soo dalka ingiriiska ayaa maanta warbaahinta qaranka ugu waramay xafiiskiisa waxaanu wasiirku ka xogwaramay qorshayaasha wasaarada lagu maamulayo isgaadhinta iyo tiknoolajiyada casriga ah kaas oo ay xeerarkii ay ansixiyeen golayaasha sharcidajintu sidii loogu talo galay loo dhaqan galin doono.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warka Wasiirka.