Xubno Kamida Ururka Garyaqaanada Qaranka Somaliland Oo Sharci Jabin Qaran Ku Tilmaamay Xadhiga Xildhibaanada iyo Sifaha Loo Maray.

Hargeisa(GNN):-Xubno kamida ururka Qareenada Somaliland oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa Sharci jabin ku tilmaamay xadhiga xildhibaanada iyo sifaha loo maray xadhigooda.

Waxaanay ka hadleen Qodobada sharci ee la baalmaray iyo arrimo kale.