Cumar Al Bashiir Oo Kasoo Hor Muuqday Maxkamad

Madaxweynihii hore ee Suudaan, Cumar Al Bashiir ayaa hadda gaaray maxkamadda ku taalla magaalada Khartuum si loo dhageysto dacwadda musuq maasuq ee loo heysto.

Waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka agagaarka maxkamadda.

Markii xukunka laga tuuray Al Bashiir bishii April, waxaa gurigiisa laga helay lacag malaayin doolar ah.

Dhageysiga dacwadda loo heysta Al Bashiir ayaa bishii lasoo dhaafay dib loo dhigay markii ay geeriyootay hooyadiis.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992