Gabiley(GNN)Alle Hawnaxariistee Waxa Xabaalaha koonfureed Ee Magaalada Gabiley Aas Qaran Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Abdilahi Abdi Xusen Oo Ku Magac Dheeraa(Abdilahi Sanweyne)Oo Xalay Ku geeriyooday Magaalada Gabiley Marxuumka Waxa La,aasay Maanta Oo Jimce Ah,Waxana Aaskiisa Ka Soo Qeybgalay Masuuliyiinta Ugu Sareysa Waxabrashada Gobolka Gabiley Macalimiin Arday Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Gabiley Iyo Guud AHaanba Gobolka Dadkii ka Soo Qeybgalay Ayaa Marxuumka Sheekeeyay Taariikhdiisa
HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET