Daawo :-Ardayda Dugsiyada Sare Ee Magaalada Gabiley Oo Si Rasmiya Loo Baray Adeega Gargaarka Deg Deg Ah Ee Caafimaadka

Gabiley(GNN)Ururka Dhalinyarada Caafimaadka Ayaa Soo Xidhay Tababar Ardayda Dugsiyada Sare Ee Magaalada Gabiley Lagu Barayay Habka Loo Fuliyo Gargaarka Deg Dega Ah,Waxana Barnaamijka Qabsoomidiisa Hirgalisay Waaxda Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Ee Uu Hogaaminayo Agaasime Yuusuf Xasan Jaamac,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET