Gabiley(GNN)Cusub Oo Loogu Magacdaray Sheekh Cumer Warfaa Oo Ahaa Sheekhii Ugu horeeyay Ee Magaalada Gabiley Ka Dhisay Gurigii Ugu Horeeyay Isla Markaana Wuxu Sheekh Cumer Warfaa Magalada Gabiley Ka Jaanqaaday Barashada Quraanka Iyo In Bulshada La Baro Axaadiista Iyo Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka,Dhismahan Dabaqan Ayaa Waxa Hindisay ahaa Alle Hawnaxariiste Ismaaciil Abdiraxmaan SHeekh Cumer Warfaa Oo Ahaa Wiilka Uu Awooga Uyahay Sheekh Cumer Warfaa Oo Madarasada Loogu magic Daray,Waxana Hirgaliyay DHismaha Dabaqan Xaliimo Jaaamac Muuse Oo Ka Dhabeyneysa Balanqaadkii Uu Odaygeegu Ku Taami Jiray Ee Aan Qadarta Illaahay Usuurgalin
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Musheek Culimaawdiin Uqaal Saladiin Badhasaabka Gobolka Maayerka Mgaaalada Iskuduwaha Diinta Iyo Awqaafta Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Gabiley Ayaa Ka Soo Qeybgalay Muanasibada Lagu Daahfurayay Madarasadan Waqfiga Ah Ee Ubadka Lagu Barayo Quraanka Kariimka Ah Iyo Shareecada Islaamka,
Dhismaha Madarasadan Sheekh Cumer Warfaa Ayaa Noqonaysa Mid Loo Dhisay Si Meeqaam Sare Ah Taasi Oo Looga Fa,diaynayo Bulshada KU Dhaqan Magaalada Gabiley iyo Nawaaxigeeda,Dhamaan Bulshadii Ka Hadashay Ayaa Tilmaamay Faa,iddoyinkan Markiskan Waxeyna Uduceeyay In Illlaahay Janooyinkiisa Ku casuumo Marxuumkii Maskaxdiisa Ay Ka Soo Maaxatay Dhismaha Markiskan,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET