Daawo Dufcadii 7aad Oo Ka Qalin Jabinaya Jaamacada Timacade Iyo Hormarka Jaamacadu Sameysay Oo La Soo Bandhigay

Gabiley(GNN) Dufcadii 7Aad Ayaa Ka Qalin Jabinasa Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley.Ardaydan Qalin Jabinasa Ayaa Mudo Afar Cisho Ah Daafacanayay Buuga Qalinjabinta Ee Thesiska.Ardayda Ayaa Warbaahinta Usheegay In Jaamacada Timacade Ay Tahay Mid Hormarka Ka Sameysay Geediga Waxbarashada Waxeyna Ugu Baaqeen Ardayda Hada Ka Baxay Dugsiga Sare In ay Jaamacad Kusoo Biiraan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET