Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Tiknoolajiyada Iyo Isgaadhsiinta Somaliland C,.Wali Shekh Cabdalhi Suufi Ayaa Maanta Mar Uu Warbaahinta Kula Magaalada Gabiley, Waxa Usheegay In Dadaal Dheer Oo Ay Galeen Ay Xoriyadoodii Dib Uheleen 5Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Hore Xabsiga Loogu Taxabay,Wasiirka Ayaa SIdo Kale Ka Hadlay Hal Xildhibaan Oo Wali Xidhan ,Wasiirka Wasaarada Tiknoolajiyada Iyo Isgaadhsiinta C,.Wali Shekh Cabdalhi Suufi Ayaa Wuxu Warbaahinat Usheegay In Ay Xalinayaan Khilaafka Udhaxeeya Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Iyagoo raacaya Habka Sharciga Wuxuna Buslahda Reer Gabiley Ugu Baaqay In Ay DHankooda La Xisaabtamaan Xildhibaanada Si Ay Uga Dhiiradaan Ka Shaqeynta Adeegyada Bulshadu Usoo Dooratay,WasiirkaTiknoolajiyada Iyo Isgaadhsiinta C,.Wali Shekh Cabdalhi Suufi Sido Kale Waxa Uu Ka Jawaabay Su,aale Kala Duwan Oo Ku Qotoma Xadhiga Xildhibaanada Iyo Xalinta Khilaafka Golaha Deegaanka Udhaxeeya,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET