Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Soo Afjaray Khilaafkii u Dhexeeyey Dugsiyada Gaarka ah iyo Wasaarada Warbashada iyo Tacliinta Sare jsl.

Hargeisa(GNN):-Badhasaabka gobolka maroodijeex ayaa soo afjaray khilaafkii u dhexeeyey qaar kamida dugsiyada waxbarashada ee gaarka looyahay iyo Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee jsl, kaas oo sababtay in Wasaaradu Kala Noqoto maalintii shalay Qaar kamida dugsiyada oo u hogaansami waayey amarkii wasaarada ee ahaa in dhamaan dugsiyada wakhtiga loo qorsheeyey la wada furo.

Halkan Hoose Ka Daawo.

 

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network.

Exit mobile version