Maamulka Sare Shirkada Oomaar Company Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Ay Jirto Cid Daymo Ku Lihi.

Hargeisa(GNN):-Maamulka sare shirkada oomaar company ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku qabteen xafiiskooda waxay kagaga hadleen wararka sheegaya inay jiraan cid dayn ama qaan ku leh shirkada.

Halkan ka Daawo Muuqaalka.

Exit mobile version