War Deg Deg Ah:Waxa Geeriyooday Gudoomiyhii Gobolka Banaadir Injineer Abdirahman Yariisow

Alle Hawnaxariistee Waxa Goor Dhaweyd Geeriyooday Gudoomiyhii Gobolka Banadir Ahaana Duqa Magaalada Muqdisho Injineer Cabdiraxmaan  Cismaan Yariisow Kaasi oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Todobaadki Lasoo Dhaafay Ka Dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir Ee Dalka Soomaaliya,

Gudoomiyaha Ayaa Markuu Ku Dhaawacmay Qaraxa Kadib Waxa Loo Qaaday Dalka Qadar  Si Loola Tacaalo Xaaladiisa Caafiamad, Alle Hawnaxariistee Mar Dhaweyd Ayuu Geeriyooday,Isagoo Marxuumku U Geeriyooday Dhaawacyadii kasoo Gaadhay Qaraxii  Ka Dhacay Xarunta Maamulka  Gobolka Banaadir,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET

Exit mobile version