Madaxwayne Muuse Biixi Oo Salaadii Jimcaha Maanta Shacabka Kula Tukaday Masjidka Ibraahim Dheere. SAWIRO

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi

ayaa maanta salaaddii jimcaha la tukaday qaar ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ku tukanayey masjidka Ibraahim dheere ee ka Soo horjeeda jeelka weyn ee a Hargeysa.