Madaxweyne Farmaajo Oo Iska Celiyay Jinsiyaddii Mareykanka + [ Sababta ]

War saxaafadeed kasoo baxday madaxtooyada dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in jinsiyaddii labaad ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka qaatay dalka Mareykanka uu dib isaga celiyay.

Waxaa sidoo kale warqadda lagu xusay in howshan ay in muddo ku howlanaayeen sharciyaqaanno iyo xafiisyada qaabilsan jinsiyadaha Soomaaliya iyo Mareykanka.

GABILEY.NET

Exit mobile version