Mid Kamida Xildhibaanadii Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Oo Qaatay Ergadii Dhexdhexaadisay.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Iid Xassan Cabdi oo kamida Xildhibaanada golaha deegaanka Gabiley islamarkaana ahaa Xildhibnaadii waday Mooshinkii sababay Xadhiga lix Xildhibaan oo uu ku jiray ayaa Maanta warbaahinta u sheegay in Gudidii Waday dhexdhexaadinta golaha deegaanka gabiley ay Qaateeen islamarkaana la dhamaynayo khilaafkooda.

Exit mobile version