Nin Kenyan ah oo lagu dilay Boosaaso

Nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa maanta lagu dilay magaalada Boosaaso, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga.

Ninkan ayaa ka shaqeynayey shirkadda kalluumaysiga Ocean, waxaana dilkiisa gaystay askari ka mid ahaa ilaalda shirkadda.

Taliyaha booliska qeybta gobolka Bari ayaa VOA u sheegay in la hayo ninkii dilka gaystay.

Dhinaca kale waxa magaalada maanta ka dhacay qarax lala beegsaday ciidamada amniga

Exit mobile version