Daawo qaar Ka Mid Ah Wariyaasha Laascaanood Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Coldoon.

Laascaanood(GNN)Qaar Ka Tirsan Wariyayaasha Ka Hawlgala Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool,Ayaa Maanta Ka Hadlay Xadhiga Wariye Coldoon Oo In Mudo Ah U Xidhan Xukumada Somaluland.Saxafiyiintan Ayaa Xukumada Ka Codsaday In Xoriiyadiisa Loo Soo Celiyo Wariye Coldoon.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET