Daawo :-Wado Labo kiilo Mitira Oo Hada Gacanta Laga Qaaday Iyo Bulshada New Gabiley Oo Dawlada Hoose Ee Degmada Uga Mahadnaqay

Gabiley(GNN)Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Maanta Dhameystirtay Dhismaha Wado Rooga Oo Laba Kiilo Mitira Taasi Oo Laga Hirgaliyay Xaafada New Gabiley Ee Dhacda Koonfurta Magaalada,Hadaba Bulshada Ku DHaqan Xaafada New Gabiley Ayaa Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Uga Mahadceliyay Wadadan Casriga Ah Ee Xaafadooda Laga Yagleelay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET