Daawo :-Xarunta Agoomaha Magaalada Gabiley Oo La Soo Gaadhsiiyay Laba Taangi Oo Ah Nooca Biyaha Lagu Shubto

Gabiley(GNN)Iyadoo Ay Jiraan Baahiyo Badan Ka Taagan Xarunta Agoomaha Magaalada Gabiley,Oo Ayku jiraan Ugu yaraan 100 Wiil Oo Agoon Ah,Ayaa Maanta Waxa La Soo Gaadhsiiyay Laba Taangi Oo Ah Nooca Biyaha LaguS hubto.Deeqdan Ayaa Waxa Soo Diray Nimcaan Maxamed Musue Oo Ah Samafale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Exit mobile version