Deg Deg Daawo :-Gudoomiyaha Degmada Wajaale Oo Beeniyay Facebook Been Abuura Oo Lagu Sameystay Magaciisa

Wajaale(GNN)Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley Mursal Nuux Cismaan Oo Maanta Xafiiskiisa Kula Hadlay Sahantv, Ayaa Gaashaanka Udaruuray  Facebook Been Abuura Oo Lagu Qortay Magaciisa.Gudoomiye Mursal Nuux Cismaan Ayaa Facebookaasi Ku Sheegay Mid Laga Been Abuurtay Oo Aanu isagu Ciwaankaasi Isticmaalin.Wuxu Sido Kale  Tilmaamay In Uu Kiiskaasi Ugudbiyay Maxkamada Iyo Xeer Ilaalinta Oo Sharciga La Harkeeni Doona Dadkaasi Ka Been Sheegaya Masuuliyiinta.Gudoomiyaha Ayaa Dadka Sameystay Facebookan Been Abuurka Ah Ku Sifeeyay Kuwo Ka Soo Horjjeeda Hormarka Iyo Dhismaha Adeegyada Bulshada Ee Ay Ka Wadaan Magaalada Wajaale Iyo Nawaaxigeeda.Wuxuna Yidhi

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABIELY.NET