Daawo-Wasiirkii hore Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Garoon Casriya Oo Laga Hirgaliyey Gabiley.

Gabiley(GNN)Wasiirkii Hore Wasaarada Warshadaha jsl Mudane Shacayb Maxamed Muuse Ayaa Maanta Magaalada Gabiley waxaa uu xadhiga ka jaray Garoon casriya Magac Baxay Laacib Stadium.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET