Munaasibad Lagu Daahfuray Falanqeynta Todobaadka Hiigsiga Horumarinta Caasimada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Todobaadkii u Danbeeyey ka Socoday Gudaha Caasimada Hargeisa Barnaamijyo Lagu Falanqeynayey Hiigsiga Horumarinta Caasimada Somaliland ee Hargeisa oo Ay Wadday Dawlada Hoose Caasimada hargeisa.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Exit mobile version