Wiil U Dhashay Wadanka India Oo Hindisay Diyaarad Yar.

Arday u dhashay wadanka India ayaa sameeyay diyaarad yar oo nooca loo yaqaano Helikobtarta.

Diyaaradan yar uu ka sameeyay hadhaaga baskiiladaha iyo waxyaabo kale oo uu isku xidhxidhay ayaa lagu soo waramayaa in ay duuli karto 6-meters (20 feet) , ka dib markii uu ogolaanshiiyo ka helay dawladda wadankaasi.