Agaasimaha Guud Ee Wasaarada MaalGashiga Ayaa Soo xidhay Kulan Laga Hadlayay Siyaasada Maalgashiga

Hargeisa(GNN):-Agaasimaha Guud Wasaarada Maalgashiga Dalka jsl Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf Ayaa Soo Xidhay kulan balaadhan oo lagaga Hadlayey  Siyaasada iyo Horumarinta Maalgashiga dalka jsl.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.