Deg Deg Daawo:-Ardayda Dugsiga Sare Ee Qalax Ayaa Magaalada Gabiley Ka Sameeyay Mudaharaad Salmiya

Gabiley(GNN)Ardayda Fasalada Afaraad Ee Dugsiga Sare Ee Qalax Ee Magaalada Gabiley Ayaa Maanta Waxey Sameeyeen Mudaharaad Salmiya Oo Ay Kaga Cabanayaan Maamulka Dugsiga Sare Ee Qalax Ardayaan Ayaa Iyago Cadheysan Waxay Ku Soo Xoomeen Xarunta Wasaarada Waxabrasahda Gobolka Gabiley Waxeyna Ku Dhawaaqayeen Ereryo Ayku Muujinayaan Cabashadodoa Ku Saleysan Maamulka Dugsiga Sare  Ay Dhigtaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Exit mobile version