Gabiley(GNN)Gudoomiyhii Hore Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Amiin Muuse XIrsi Oo Mid Ahaa Aasaasayaashi Dhidibada U Taagay Xisbiga Muxaafiadka Ah Ee Kulmiye,Ayaa Maanta Mar Uu La Hadlayay telifishanka Sahan,Waxa Nasiib Daro ku Tilmaamay In Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Ay Heliwaayeen Saamigii Iyo Xuquuqdii Ay Xisbiga Ku Laahaayeen. Gudoomiyhii Hore Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Amiin Muuse Xirsi Ayaa Madaxda Xisbiga Kulmiye Heer Qaran Ku Booriyay in Ay La Yimadaan Siyaasad Furfuran Oo U Adeegaysa Horseedayashii Ka Danbeeyay Guusha Iyo Badhaadhaha Uu Xisbigu Gaadhay Ee Uu Majaraha Ugu Qabtay Shacbiga Reer Somaliland.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Amiin Muuse Xirsi Ayaa Sheegay In Xisbiga Kulmiye Uu talada Dalka Heyn Karo Boqolka Sano Ee Soo Socda Hadii Uu Dadka Ukala Abaalmariyo Siday Ukala Mudnaayeen Ee Ay Ugu Soo Kala HalgameenAmiin Muuse Xirsi Ayaa Farimo Adag Oo Xambaarsan Talooyin,Tusaalooyin, Iyo Dardaaran Usoo jeediyay Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye.
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET