Tirada Dhimashada iyo Tobaneeyo Qof Oo Ilaa Hadda La Raadinayo Fatahaada Wabiga Shabeele.

Baledweyne(GNN):-Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa sii socda waxyeelada ay geysanayaan biyaha fatahaadda wabiga Shabeelle.

Waxaa la waayay oo loo maleynayaa inay ku dhinteen markii dooni ay saaraayeen ay la rogmatay, ilaa toban qof.

Caasha Ibrahim Aaden ayaa wararkii ugu dambeeyay ee daadadka Beledweyne ka wareysatay. Wariyahayaga Xuseen Xassan Dhaqane.

Halkan Ka Dhegayso.