War Deg-Deg-Salaadiinta Beesha Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul ugu Jawaabay Boqor Buurmadow.

“Boqor Cismaanow Waxaad Tahay Qofka Laga Ilaalinayo Nabad galyada Qaranka Somaliland, Inta Aad Jabuuti Xaalsiinayso Waxaad Nabad ka Dhalin lahayd Dadka Aad Kasoo Jeedo ee Dagaalku Afarta Sano Ku Dhexmarayo Deegaanka Ceelafweyn.”

Hargeisa(GNN):-Halkan ka Daawo Salaadiin Kasoo jeeda Beesha Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul jawaab uga Bixiyey haddalkii boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow.