Xubno Kamida Qareenada Somaliland Oo Shaqadii laga Hakiyey kadib Markii Ay Eedeeyeen Gudoomiyaha Maxkamada Sare.

Hargeisa(GNN):-Xubnahan oo ka Tirsan ururka Qareenada Somaliland ayaa Shaqadii laga Joojiyey kadib Markii Dhawaan Dhaliilo kala duwan hawada u mariyeen In Shaqadii Garsoorka Somaliland uu Curyaamiyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland.

Halkan Ka Akhriso Nuxurka Warqada Lagaga Joojiyey Shaqada.