Gabiley(GNN)Jaaliyada Ku Nool Dalka Sucuudiga Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Gabiley.Ayaa Markii Ay Arkeen Baahida Loo Qabo In Caruurta Deegaanka Dhalaaxda Ee Gobolka Gabiley La Baro Quraanka Kariimka Ah Iyo Shareecada Islaamka. Waxey Deegaankaasi Ka Dhagax Dhigeen Dhismaha Madarasad Quraanka Lagu Baran Doono.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET