Israa’iil oo qabatay gantaallo looga soo riday Suuriya

Militariga Israa’iil waxay sheegeen inay qabteen afar gantaal oo looga soo riday dhinaca dalka Suuriya kuwaas oo ku wajahnaa waqooyiga Israa’iil.

Waxay sidoo kale militariga sheegeen in gantaallada aysan qarxin isla markaasna ay ku guuleysteen inay qabtaan.

Waxaa sidoo lagu soo warramaya in qaraxyo ay ka dhaceen caasimadda Suuriya ee Dimishiq, inkasta oo aysan xaaladda kala caddeyn.

Exit mobile version