Hargeisa(GNN):-Mujaahid c,laahi askar oo kamid ahaa saraakiishii kasoo jeeday somaliland ama gobolada waqooyi ee sida xoogan ay cadaadiska ugu haysay dawladii maxamed siyaad barre, ahaana raggii qorshayaasha ugu badan ee gudaha ka waday halganka ayaa ka waramay qaabkii loo qabtay markii la xidhay, halkii lagu qabtay, mujaahidiinta kale ee ay isku dhawaayeen oo kala ah mujaahid Cabdisalaan Turki iyo Muj Aadan Maal Caqli ayaa ka waramay Xogta Taariikhdaasi oo aan Dadka badankiisu ogeyn.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijka Qaybtii labaad.
https://youtu.be/1qFufXtSHR0