Shir Lagaga Hadlayey Arrimaha Maalgashiga Somaliland oo Lagu Qabtay Dalka kenya iyo Wadamada ka Qayb Galay.

Hargeisa(GNN):-Shir lagaga arrinsanayey maalgashiga somaliland ayaa sannadkii labaad lagu qabtay Dalka Kenya Magaalo Madaxdiisa Nairobi, shirkan oo ay soo agaasintay Safaarada Somaliland ku leedahay dalka kenya oo Ay ka qayb galeen Madax kala duwan oo ka socoda Wadamo kala duwan, ayaa sidoo kale waxaa iyaguna ka qayb galay, wasiirada Maaliyada, Arrimaha Dibeda, iyo Madax kala duwan oo ka socoday Dalalka ay Somaliland leeyihiin xidhiidhka siyaasadeed.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/SAihg8SfgiU

Exit mobile version