Taliyihii Horkacayey Ciidan Beeleedka La Wareegay Magaalada Boosaaso Oo Warbaahinta La hadlay Fariin Adagna Diray.

Garoowe(GNN):-Waxay ahayd maalintii arbacadii markii maleeshiyaad hubaysani weerar culus kusoo qaadeen magaalada boosaaso oo ay ka weerareen xarumaha dawlada iyo meelaha ay gacanta ku haysay Shirkada Dp world.

Hogaamiyaha Watay ciidamada soo weeraray boosaaso oo warbaahinta ka sheegay inay haystaan boosaaso ayaa sidoo kale waxaa uu si adag ula hadlay madaxweyne deni oo uu ku sheegay inaanu ka talin karin gobolada barriga.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Warkan.

Exit mobile version