“Atooreyaashu Ha U Badheedhaan Maxamuud Xaashi…” Siyaasiyiin Hore Looga Caydhiyay Xisbiga Kulmiye + [ Muuqaal ]

Burco (GNN):- Jaamac Shabeel, Prof Cabdi Cali Jaamac iyo Abwaan Kujare oo magaalada Burco ku sugan ayaa sheegay in ay halkaasi u joogaan hawlo ku saabsan xisbiga KULMIYE. Jaamac Shabeel ayaa taageeray musharraxnimada Maxamuud Xaashi waxaanu meesha ka saaray hadalka Axmed Cabdidheere guddoomiye xigeenka KULMIYE.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET