Daawo :-Maayerka Magaalada Gabiley Oo Booqday Xarunta Barashada Xirfadaha Ee Youth Center Ee Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Oo Booqday Xarunta Xirfadaha Ee Magaalada Gabiley Ee Youth Center Iyo Xarunta Gabiley Oo Ay Soo Gaadheen Agab Ka Kooban 45 Furaash Iyo 42 Sariiro.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET