Daawo Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Ka Hawlgasha Deegaanka Soomaalida Oo Dhaliilo U Dirtay Dawlada

Jigjiga(GNN)Qaar Ka Tirsan Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Ka Hawlgasha Deegaanka Soomaalida Itoobiya Ayaa Cabasha Ka Muujiyay Habkay Ula Dhaqanto Dawlada Deegaanka Soomaalidu,Waxay Sheegeen In Ay Cadaadis Kala Kulmeen Masuuliyiinta Dawlada Xiliga Ay Gudo Jiraan Qaadashada Wararka Ka Baarlamaanka Iyo Xarumaha Dawlada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GAVILEY.NET